
|
|
| | | Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka | Mon Feb 04, 2008 12:03 pm by Admin |

Cilmibaaris ey sameeyeen dalal badan oo reer-galbeed ahi uguna horeeyaan ingiriiska ayaa si ay uga salgaadhaan qaab-dhismeedka maskaxda soomaalida waxa ey cilbaaritoodu kusoo gaba-gabeeyeen in dadka Somalida ahi ey yihiin dadka ugu caqliga badan qaaradaha Afrika & Carabta.
NATIIJADA CILMIBAARISTA:
:- Soomaalida waxay ka aqli badan …
[ Full reading ] | | Comments: 0 |
| rajo soo celin | Mon Feb 04, 2008 11:03 am by Admin |
soomaaliya waxay kujirtay 18 kii sano ee lasoo dhaafay dagaal sokeeye oo burburiyay dalkii iyo dadkiiba ,waxaana dagaalkaa ka qaybqaatay dhamaan qaybaha kaladuwan ee bulshada soomaaliyeed , balse waxaa doorka ugu wayn lahaa hogaamiyaasha kooxeedyada iyo dagaal oogayaasha oo u arkay dagaalka fursad ay danahooda gaarka ah ugu gaarilahaayeen
hadase waxaa dunida lagaaray cilmi …
[ Full reading ] | | Comments: 0 |
| wado Isku xirtah degmada Baargaal iyo Tooxin | Fri Jan 18, 2008 10:51 am by Admin |

Dadka degan aagga Degmada Baargaal iyo Tooxin ayaa intii muddo ah ka shaqaynayay sidii ay labada tuulo jid isku xiro u samayn lahaayeen, waxay fureen jid dhan 80 km, hase ahaatee 8 km oo u dhaxaysa labada tuulo ayaa ku adkaatay dadkii inay sii wadaan jidkii xag dhaqaale iyo xag farsamo awgeed.
Markaas ayey la soo xiriireen Hay’adda …
[ Full reading ] | | Comments: 0 |
| | Who is online? | In total there is 0 user online :: 0 Registered, 0 Hidden and 0 Guests :: 1 Bot None Most users ever online was 8 on Wed Sep 23, 2009 6:38 pm | | Statistics | We have 1 registered user The newest registered user is Admin
Our users have posted a total of 3 messages in 3 subjects
|
|
| |
|