Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.



 
HomePortalSearchLatest imagesRegisterLog in

 

 rajo soo celin

Go down 
AuthorMessage
Admin
Admin
Admin


Posts : 2
Join date : 2008-01-18

rajo soo celin Empty
PostSubject: rajo soo celin   rajo soo celin Icon_minitimeMon Feb 04, 2008 11:03 am

Basketball

soomaaliya waxay kujirtay 18 kii sano ee lasoo dhaafay dagaal sokeeye oo burburiyay dalkii iyo dadkiiba ,waxaana dagaalkaa ka qaybqaatay dhamaan qaybaha kaladuwan ee bulshada soomaaliyeed , balse waxaa doorka ugu wayn lahaa hogaamiyaasha kooxeedyada iyo dagaal oogayaasha oo u arkay dagaalka fursad ay danahooda gaarka ah ugu gaarilahaayeen

hadase waxaa dunida lagaaray cilmi cusub oo dadka dhibka iyo dagaalka wadah lagu joojin karoh laguna khasbi karoh inay u hogaansamaan waxa ay bulshawayntu rabtoh

marka sidee u aragtaan walaalayaan waxyaabahan soo cusboonaaday sideena weeye rajada aad ka qabtaan in dawlada kumeelgaarka ahi ay lugeheeda isku taagtoh


wasalaamu calaykum
Back to top Go down
https://ruunyo.board-directory.net
 
rajo soo celin
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
 :: Baargaal :: General Forum-
Jump to: