Would you like to react to this message? Create an account in a few clicks or log in to continue.



 
HomePortalSearchLatest imagesRegisterLog in

 

 Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka

Go down 
AuthorMessage
Admin
Admin
Admin


Posts : 2
Join date : 2008-01-18

Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka Empty
PostSubject: Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka   Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka Icon_minitimeMon Feb 04, 2008 12:03 pm


Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka Googlenew9
Cilmibaaris ey sameeyeen dalal badan oo reer-galbeed ahi uguna horeeyaan ingiriiska ayaa si ay uga salgaadhaan qaab-dhismeedka maskaxda soomaalida waxa ey cilbaaritoodu kusoo gaba-gabeeyeen in dadka Somalida ahi ey yihiin dadka ugu caqliga badan qaaradaha Afrika & Carabta.

NATIIJADA CILMIBAARISTA:

:- Soomaalida waxay ka aqli badan yihiin jareerta iyo timo-adeyga 200 oo jeer
:-Soomaalida waxay ka aqli badan tahay carabta 100 jeer.
:-Sidoo kale Soomaalidu waxay ka aqli badan yihiin itoobiyaanka 60 jeer

Jinsiga soomaali waa jinsi aad u fir-fircoon oo lagu yaqaano tayo iyo waxqabad una sii dheer tahay geesinimo xad-dhaaf ah.

Taariikhda Soomaalida oo dib loo raaco ayaa lagu arkayaa in astaamahaas kor ku qeexani yihiin kuwo xaqiiqda xiriir la leh, waxaana tusaale gaaban kuugu filan qodobadan soo socda oo tiir u noqonaya hadalka dulucdiisa.

1- Ummadda Somaaliyeed diinta islaamka iyaga ayaa ugu horeeyey wax qaata walibana magangalyo siyaasadeed u fididay asxaabtii

2- Soomaalidu waxay xiriir joogta ah la lahaayeen xukuumaddii fircoon oo taariikh 10,000 oo sano leh ku fadhida, marka faraaciintu dhulka soomaaliyeed ugu magac-dareen dhulkii ilaahyada ama dhulkii udgoonaa waxaa ay u muujisay in dadkani yihiin dad ka horeeya dadyowga kale ee aduunka ku nool, taasina waxay keentay in soomaali xiriir la suubsato awoodaas iyada ahi ee xiligaasi adduunka ka jirtay.

3- Soomalidu waxay dagaal cad la gashay awood ka itaal badneyd oo ay ka mid ahaayeen ingiriis, faransiis, talyaani, boortiqiis , mareykan iyo waliba amxaaro oo adduunka oo dhami taageerayey.

Sayidka kaliya ayaa 21 sano dagaal kula jirey ingiriis, faransiis, talyaani iyo amxaaro illaa soomaaliya noqoto dalkii ugu horeeyey ee diyaarad lagu soo weeraro 1919kii.

4- Soomaaliya waxay ka midka tahay dalalka hiddaha iyo dhaqanka goonida u ah oo walibana afka soomaalidu ku hadlaan xambaarsan yahay sugaan iyo hadalo waaweyn oo murti lihi kana horeeya afafka adduunka ka jira sida ingiriiska, talyaaniga, faransiiska iyo kuwo kale oo badan.

Hadaba intaasoo amaan ahi iyadoo isku raacday ayaa hadana Somalida waxa uu ilaahay ku ibtilay cudur ey dodyowga kale ee caalanka qabin kaasoo ah cudurka Qabiil oo hadba marki ey sare usoo kici rabaanba la hara.

Waxaa kaloo intaa u dheer Somalidu in ey iyada dhexdooda isku yihiin cadow islamarkaana waxba isu quurin.

Nasiib darro caalamka oo dhami waxa ey wadada uga tageen oo ey dhaafeen Somali inti ey iyaga isku maqnaayeen oo ey qabiil-qabiil isku cunayeen.

bounce

Isha wararka : Calanka.com
Back to top Go down
https://ruunyo.board-directory.net
 
Somalida oo ka caqli badan Carabta & Afrikanka
Back to top 
Page 1 of 1

Permissions in this forum:You cannot reply to topics in this forum
 :: Baargaal :: General Forum-
Jump to: